Qeexid

"Bakhaylidda wax lagu bakhaylo."

Qeexid Xigta

M. ah: qof bakhayl ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masuug oo kali ah:
  • Mar kale wuxu ku nuuxnuuxsanayaa in ay tahay Gardarro aan geedna loogu soo gabban, haddii Gaarriye lagala masuugo ahaanshaha: aabaha miisaanka maansada Soomaaliyeed.
  • C/waaxid Goonjeex ayaa warbaahinta ugu sheegay Jabuuti in jagada loo magacabaay ay tahay mid uu ku qanacsan yahay, balse uu isku casilay kadib markii beeshiisa ay masuugtay xilka.