Qeexid

(-do, m.l) (riw.) Sheeko murti iyo maaweelo leh oo lagu bandhigo masrax; riwaayad, maadeys.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masrixiyad oo kali ah:
  • Gebogebadiina waxa xafladda ku soo bandhigay masrixiyad ka hadlaysa qiimaha ay aqoontu leedahay qaar ka mid ah ardayda mac-hadka AFLAX iyo hadalo ay ku jeedinayeen luqada Ingiriisiga, taas oo muujinaysay heerkooda aqooneed.
  • Waxa masrixiyad lagu daawado ugu dambeysey Riwaayaddii qiimaha badanayd ee “MAADEYS” oo aad looga daba-dhacay badhtamihii Siddeetaneeyadii.