Qeexid

"Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm."

Qeexid Xigta

(riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masrax oo kali ah:
  • Maxamed Ismaaciil Bullaale, waxa kale oo uu xisbiyada mucaaradka ah ugu baaqay in ay joojiyaan eedaynaha faraha badan ee ay u jeediyaan xisbiga xukuumiga ah ee UDUB, isla markaana ay la yimaaddaan masrax siyaasadeed hufan oo aan turxaan lahayn.
  • Ka dibna waxaa iyana masraxa isla soo istaagay madaxweynihii hore ee Mareykanka, Bill Clinton iyo xaaska Nelson Mandeela.