Qeexid

"ld maslaxad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maslaxo oo kali ah:
  • Oliseh, ayaa isku dayaya inuu iska maslaxo warbaahinta gudaha, kadib dhacdadii Mali markaas oo uu garawshiiyo ka bixin waayay gefkii loo haystay ciyaartoyga khadka dhexe.
  • Afkeedana xiratay—maslaxooyin dhowr ah awgood.