Qeexid

"Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan."

Qeexid Xigta

ld maslixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maslax oo kali ah:
  • Waxaan ugu baqeynaa in cid waliba ogaato in wadajirka oo kali ah lagu xaqiijin karo waxa alle raalliga ka yahay, ummaddana maslaxaddeeda ah.
  • Laakiin nasiib darro dawladdii markaas jirtay oo reer Koonfureedka ahayd waxay diideen inay aqoonsadaan maxsuulkii doorashadaas sababtoo maslaxad baan ugu jirin arrintan.