Qeexid

"(c.nafl.) Dhuux weyn, cad lafta madaxa gudaheeda ku jirta oo xukunta garashada, hadalka, maqalka, aragga, dhadhanka, urta iyo dhaqdhaqaaqa nafleyda."

Qeexid Xigta

Garaad, caqli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maskax oo kali ah:
  • Wuxuu ku dhashay Somaliya intii dagaalladu socdeen oo wuxuu indhihiisa ku soo arkay dil, dhac, kufsi iyo burbur eysan maskax caruureed fahmi karin, aad iyo aadka u xanuun badan.
  • Cerebellum wa maskaxda qeybteeda danbe. waa meesha xukunta inta badan maskaxda, waxeyna kaloo qeyb ka qaadataa Digniinta iyo Luqadaha, iyo wax ka mid ah dareenka cabsida iyo farxada.