Qeexid

"(-dyo/-saajid, m.dh) (dii.) Masaajid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masjid oo kali ah:
  • Ninka sheegta inuu afhayeen u yahay odayaasha dhaqan ee loo hanjabay Axmed Diiriye Cali oo saxaafada Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in kooxdan ay uga hanjabeen masjid ku yaala suuqa weyn ee Bakaaraha.
  • Cabdullaahi Binu Cabbaas ayaa sheekeeyay isagoo leh: waxaa goor duhur ah masjidka soo tagay Abuu Bakar Assiddiiq Ilaah ha ka raalli noqdee, waxaa arkay Cumar Binu Khadaab, wuxuuna ku yidhi "Abuubakarow saacaddan maxaa ku soo bixiyay?