Qeexid

"(-do, m.l) (dii.) Haweenay kiristaan ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masiixiyad oo kali ah:
  • Kaniisad ( ingiriis : church) waa meel dadka heeysta diinta Masiixiyada ay ku cibaadeeystaan.
  • Farnsiisku waa dawlad cilmaaniya xoriyada diintuna waa xaq distoori ah.waxay gaadhaysaa tirada Masiixiyad Kaatooliga ahi %65 dadka aan diinba haysan waxaa lagu qiyaasaa %25 halka islaamku uu yahay %6 dadka faransiiska.