Qeexid

"(-iyiin, m.dh) (dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masiixi oo kali ah:
  • Teeda kale, fanaanadda caanka ah ee reer Hargeisa, Layla Kootali waxaa Masiixi ahaa aabbaheed iyo awowgeed balse iyadu Islaam ayay goor dambe noqotay.
  • January 1942 waxa uu kadhashay caa ilad masiixi ahyd waxa uu ku dhashay magaalada.