Qeexid

"(dii.) Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masiix oo kali ah:
  • Suudaan: Diinta Muslinka iyo diinta masiixiga ayaa maalin dhowayd looogu garqaaday magaalada la yidhaahdo Nayroob oo Ardal-Sawaaxil.
  • "inta jeer ee kitaabka Quraanka lagu xusay Maryama way ka badan tahay inta jeer ay ku dhex-jirto Kitaabka Injiileed ee lagu soo dejiyay wiilkeeda Nebi Ciise Masiixi "