Qeexid

"(-do, m.l) Dhawaaq dheer, googo'an oo haweenku carrabkooda ku sameeyaan waqtiga farxadda, arooska iwm; alalaas; carrabdhow."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashxarad oo kali ah:
  • Guul Allaa la wada yidhi, mashxaradda iyo sacabka ayaa lala booday.
  • Waxaanu ku rajo-weynahay in ay caddaalad u dhacayso tani oo muran ka iman doonin,” Intaa kadib waxaa sacab iyo mashxarad isku raaciyay dumarkii khudradlayda ahayd.