Qeexid

"Dhismo lagu hirgelinayo qayb abuurta ilo dhaqaale, sida warshad, beer, iwm."

Qeexid Kale

Qorshe.

Qeexid Xigta

Hay'ad wax-soosaar oo badanaaba dawladi maal geliso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashruuc oo kali ah:
  • Webiga Jubba iyo Shabeelle aagaga beeraha ayaa waxaa laga hirgeliyay mashaariic muhiim ah sida Mashruuca Waraabka Mogambo, Mashruuca Beeraha Bariiska Muuri ee Baardheere iyo xarumihii ADC (Agricultural Development Centers) ee Jowhar ilaa Luuq 1985-1987.
  • Sidaas awgeed NOVIB xafiisyo kama furato dalalka ay ka socdaan mashaariicda ay iyadu maalgelisay, ujeedaduna waxay tahay in kharashka xafiisyada ku bixi lahaa toos loo geliyo mashruuca la hirgelinayo.