Qeexid

"Wax la mashquuliyey ahaansho (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashquulsan oo kali ah:
  • - iyagoo safaro dibadaha ah isaga mashquulsanaa ooba ay yareyd inta ay dalka gudiisa joogaan. 3- Wasiiro iyo Xildhibaano aan iska warqabin oo warbaahinta ka sii daaya hadalo is khilaafsan oo shacabka jahwareer ku riday.
  • Xilkaas ka dibna ka cabsi qabin inaad hoos uga dhacdid, hadduu marka hore ku eryo, ilayn isaga waad ka mashquulsanayde, iska sug oo waliba mucaarid u dallac oo kuba shid isaga ayaa kuu yeedhane, ama ka beddelaa waa qasab inuu ku qorto.