Qeexid

"eeg mashquuli. ld mashquulis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashquulin oo kali ah:
  • Wararkaasi, waxay intaa ku dareen in taliska guud sida uu ugu mashquulo kala deberidda arrimaha saadka Ciidanka, aanu ugu mashquulin hawl-fullintiisa.
  • "Xafladan maantu waa tii saddexaad ee aan qabano si aan dhalinyarada uga mashquulino qaadka iyo waxyaabaha kale ee aan faa’iidada lahayn, gudigani waxay dhisnayd muddo sanad iyo badh ah, waxaanay qabatay hawlo kala duwan" ayuu yidhi C/Risaaq.