Qeexid

"Ku m.: qof mashquul ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashquuli oo kali ah:
  • Waxaa maalintaa Jimce mashquulisay Najiib habkii uu Siraad iyo Luul waxay isu yihiin uu u ogaan lahaa.
  • Warcelinta waydiintani waayo badan bay maankiisa mashquulisay.