Qeexid

M. ah: hawllan oo aan faraaqo lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashquul oo kali ah:
  • Foosto-riix isagu marna muu dareemin gafka weyn ee uu galay markii uu aayar ka dhaqaaqay reerkiisii balse wuxuu ku mashquulay raaxadiisa sida uu moodaayay.
  • Laakiin aad uguma mashquulin ee waxa uu iskaga mashquulay hawlihii arooskiisa, wuuna arooos ka baxay, wuxuuna noqday meel yaal, isaga oo galay nolol cusub, ka baxay noloshii iskaabulada ahayd.