Qeexid
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
Qeexid Kale
ld mashmashid.
Qeexid Xigta
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
Miro aad u bislaaday; dhuguc.
ld mashmashid.
Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Miro aad u bislaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mashmash1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: mashaa'ikh m.dh.w eeg shiikh.
m.l
Qeexid: Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Qeexid Xigta: Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Qeexid: mas'alo m.dh ld masalo.
Qeexid: mas'uuliyo m.dh ld mas'uuliyad.
Qeexid: mas'uuliyad m.dh Xil qof saaran. ld mas'uuliyo, masuuliyad, masuuliyo.
m.l
Qeexid: Makiinad.
Qeexid Xigta: Motoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Roob aad u weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Ka m.: macaash ka helid; faa'idid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Cabbirka xaddiga walaxi qaab doorsoontay, marka la saaro xoog qaab dooriye ah. Qaab doorintu marka ay tahay dherer, mashaqadu waxa ay le'egtahay saamiga isbeddel dhererka iyo dhererka salka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Faa'iidada laga helo badeeco la gaday.
Qeexid Xigta: Badeeco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, ml.) Dhibaato; shiddo; mixno; mushkulad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: mase waa bidixda?”, “Cali mase Faarax?”. ld mise2.
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Ku m.: qof hawllan oo aan faraaqo lahayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
xi.we
Qeexid: (nax.) Eray lagu xiriiriyo labada dhinac ee weyddiinta. Tus. “Ma midigta
xi (xiriiriye) - xiriiriye (conjunction) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mise 1. Laba wax ama ka badan oo isku mid ah ama isu dhigma.
Qeexid Xigta: Sinnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Mashaqo haleelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -qeeyay, -qaysay
Qeexid: Wax mashaqo ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]