Qeexid
Wax la calalinayo dheecan ka nuugid.
Qeexid Xigta
Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
[-saday, -satay]
mashiiqsoaday
mashiiqsoatay
f.mg3Wax la calalinayo dheecan ka nuugid.
Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld mashiiqsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: eeg mashiiqso. ld mashiiqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Makiinad.
Qeexid Xigta: Motoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qori boobe ah oo cago leh oo xabbadihiisu silsilad dheer ku taxanyihiin. ld mashiiggaan, mishiggaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mashiinggaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Abeeso; mas.
Qeexid Xigta: Abeeso-lugaley. ld manso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mashmash1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid war dhagaysiin. ld maqalsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maqashii. ld maqalsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg shiiqso. ld shiiqsad, shiiqsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hoore aayar kabbasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mashaa'ikh m.dh.w eeg shiikh.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xoog u sheegasho.
Qeexid Xigta: Qof meel wax kula dhuumasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Uunsi iwm shidasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Miro aad u bislaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Miro aad u bislaaday; dhuguc.
Qeexid Xigta: Nooc bur-saliidka ka mid ah oo macaan.
Qeexid Kale: ld mashmashid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]