Qeexid

"eeg mushkilad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashaakil oo kali ah:
  • Murugo muddo kooban ah, waa wax uu inta badan bani’aadmigu soo maro, laakiin arrinka mashaqada ahi waa in quluubta oo mirirsan weligeed mashaakil iyo musiibo u joog la ahaado, Mowle ayaan ka magan galnaye.
  • Wax walba oo ay Soomaalidu ka fisho in dibadda looga keeno, oo xal u noqda mashaakilkooda, waxay ku xiran tahay dadaalka iyo kalsoonidda ay isku muujiyaan dhexdooda.