Qeexid

"mashaa'ikh m.dh.w eeg shiikh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mashaa oo kali ah:
  • Magaalada Boorama waxa si weyn uga hawl gala ururada bulshada wadaniga ah, kuwaas oo ka hirgeliyey mashaariic badan oo wax ku ool ah.
  • Markuu laabtan jirsaday ayeey isaga iyo aabihiis isku raaceen inuu sii kordhisto wax barashadiisa uu doonto iyadoo ay jirtay in aabihii uu mashaa’iikh fara badan ugu keenay halkii ay ku noolaayeen.