Qeexid

Cid masayr hayo ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masayrsan oo kali ah:
  • Aniga oo yar masayrsan waxaan weydiiyay meesha ay ku baratay waxan oo dad ah?
  • Hooyadayo inta badan waa masayrsan tahay, waxaanay ka fikirtaa aabahayo, mararna waxaanuba is nidhaa waxay ka fikiraysaa ciddii ay ku bedeli lahayd.