Qeexid

"Cuqdo qof qaado marka uu ogaado qof uu jeclaa inuu qof kale xiriir la leeyahay."

Qeexid Xigta

U quuriwaayidda qof kale oo wax uu haysto loo quuri wayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masayr oo kali ah:
  • Ooridiisii waynayd inkasta oo ay ka masayrtay guurkiisa cusub, haddana hinaasaheedu ma gaadhin heer ay ku dalbato furniin.
  • Waxa uu ka masayrsan yahay sheekada laga sheego Somaliland ee ah inay diiwaan gelin iyo codayn ku samaynayaan doorashadooda, halka Puntland ay nidaamkii qabiilka adeegsanayaan.