Qeexid

"Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaxo oo kali ah:
  • Fouda in laga reebay cajaladdii fiidyawga ahayd, si looga masaxo wejiyada Khaalid iyo Ramzi, laakiin aan loo keenin cajaladdii sidii lagu ballamay.
  • Maxamud axmed anajad uu ku celceliyo in gebi ahaanba Isra’il laga masaxo khariidadda adduunka iyo inaysan ahaynba dal jira ee ay yihiin oo kaliya buracad ama qawleysato dhul dad kale dulsaar ku ah.