Qeexid

"ld masixid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masax oo kali ah:
  • "Waxa uu buugiisa ku lee yahay Aadan Cadde iyo Sharmaarke, waxaa watay Talyaanigii oo madax ka dhigay, waxuuna masaxay taariikh xalaal ah iyo halgankii SYL ee uu Aadan Cadde ka qeyb galay" ayuu yiri Prof.
  • Iya Maxamed wuxuu difaacay in ay kulamadan iskaga masaxayaan niyad-jabkii ay ka cabanayeen ee koobka adduunka kaga dhacay.