Qeexid

"Aaladda wax sawirta."

Qeexid Kale

Shaxan, jaantus. ld taswiir.

Qeexid Xigta

Muuqaal ka taagan wax oo lagu daabacay warqad. loox, derbbi iwm iyada,oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masawir oo kali ah:
  • "Hay'adda WFP waxay caado ka dhigatay inay raashin keento xiliga la guranayo beeraha taasna waan kaga digaynaa, sidoo kale ma keeni karto goboladeena raashin uu ku masawiran yahay calanka Mareykanka" ayuu yiri Abu-Mansor.
  • Warqadahaan oo ay ku masawirnaayeen Bambooyin iyo Bastoolado ayaa waxaa lagu sheegay in ciddii lacagta canshuuraadka ah ee laga qaadayo degmooyinka Gobolka Banaadir bixisa ay la kulmi doonaan ciqaabo aanay sheegin waxa ay noqon karto.