Qeexid

"Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti."

Qeexid Xigta

Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masar oo kali ah:
  • Xildhibaan Maxamed Maxamuud Gacmadheere oo ku sugan xiligaan Magaalada Qaahira ee Dalka Masar waxaa uu shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay musharaxnimada xilka Madaxweynenimada Soomaaliya.
  • Shariif ayaa wariysi uu siiyay Telefishinka Niil ee dalka Masar ku sheegay in marka hore ay tahay inay Somalidu heshiiyaan, markii nabad la gaarana ay ciidamada AMISOM iskood u baxayaan.