Qeexid

"Arrin la yaab leh."

Qeexid Kale

Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.

Qeexid Xigta

Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masalo oo kali ah:
  • Saddex masalo oo iftiiminaya guuldarada xukuumada Puntland ee ay garwadeenka ka yihiin M/weyne Cadde iyo ku xigeenkiisa Afqudhac ayaan qoraalka ku darsi doonaa.
  • Axmed “Dareewal”, waxa uu sheekada ku aslayaa af macaan oo saafi ah, ereyo si xeel dheeri ah loo xushay, maahmaaho, masalooyin, gabayo & weliba suugaan jabaqeed tii hawleedna ayan ka marnayn.