Qeexid

"masalan fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masalan oo kali ah:
  • Masalan Gobolka Hargeysa oo aanay ilaa hadda weli dhammaan tirinta codadku, UCID, UDUB iyo KULMIYE, waxa saddexdoodaba ka soo yeedhay “annagaa hogaaminayna iyo annagaa hogaaminayna”.
  • Masalan marka hooyadu qaado xanuun cusub caanaheeda waxa soo raacaya jidh-difaacyo ka hortegaya xanuunka cusub.