Qeexid

"Tusaale."

Qeexid Xigta

M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masal oo kali ah:
  • Xasan oo markaa majlis la isugu keeno, Daahir Aweys balantii ayuu ku yimi, Siyaad Bare ayaa intuu Masale ku fadhiistay Tusbax-na soo qaatay codsaday in loosoo geliyo Sh.
  • Qofkii aaminsanaa in aysan dumarku hoggaan sare qaban karin diinta aawaadeed na waxa u bannaan diin-barasho iyo sida lagu go’aamiyo masalooyinka diiniga ah.