Qeexid

"(-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaf oo kali ah:
  • Axmed Wacdiyow / Gabyow (ku dhashay Cadale ) waa nin caalim ah oo diinta Islaamka wax ka yaqaan, waxaa kaloo uu ahaa gabayaa tiriya gabayga nooca loo yaqaan masafada.
  • Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo iyo Surud, burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee Somalia uguna dhadheer.