Qeexid
Wax la masabbiday ahaansho (qof).
[-dnaa, -dnayd]
f.mg4Wax la masabbiday ahaansho (qof).
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cid fal aysan samayn ku nabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ku nabidda cid fal aanay samayn dusha laga saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -itay, -idatay
Qeexid: Cid fal aanay samayn ku nabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg masabbidan. ld masabbidnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg masabbido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg masabbid2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld masabbidnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: masalan fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg masaxan. ld masaxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld marijiidan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid masayr hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fyo, m.dh) Weel leh af ballaaran iyo dabo dhuuban oo daloosha oo hoorayaasha ku shuba weelasha afka dhuuban; dublad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid.
Qeexid Xigta: Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod.
Qeexid Kale: Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid.
Qeexid Xigta: Cid wakiil ka noqosho.
Qeexid Kale: Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil2, matal2, matil2, mesel2, metel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-fo, m.l) Saxan weyn oo caw, qabo iwm laga tolay, oo badarka la tumay lagu hufo; xaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tusaale.
Qeexid Xigta: M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil1, matal1, matil1, mesel1, metel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld masixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]