Qeexid

"Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaariif oo kali ah:
  • Iyada oo raadinaysa xaqal daruurigoodii ama masaariiftii ay ku noolaan lahaayeen.
  • Waxa qiir-qiir gashay noloshoodii, kadib markii ay rasaasta hoobiyaha iyo hubka kale ee sanqadha weyni u noqday Masaariif, saddexda wakhti ay quutaan.