Qeexid
eeg musmaar1.
eeg musmaar1.
magac / noun
Dheddig / feminine
wadar / plural
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Nooc mallaayga gadiirka u eg oo badda soomaaliyeed ku badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld masaabax1, masaabixid, masaamax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg masdar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -mixi) Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: ld masaamixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro/-riin, m.dh) Qof safar ah. ld masaafur1, musaafur1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur2, musaafur2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld misaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Fogaan, dherer; meel inta loo socdo.
Qeexid Xigta: Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).
Qeexid Kale: M. ah: naag lala baxay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Muuqaalka ka taagan wax laftiisa warqad, loox derbi, iwm ku daabicid iyada oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.
Qeexid Xigta: Shaxan ama jaantus sawirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld masaaxad (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aaladda wax sawirta.
Qeexid Xigta: Muuqaal ka taagan wax oo lagu daabacay warqad. loox, derbbi iwm iyada,oo la adeegsanayo gacan ama qalab kale.
Qeexid Kale: Shaxan, jaantus. ld taswiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la masaamaxay noqosho (qof). ld masaabaxnow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore gufur ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax la miiray.
Qeexid Xigta: ld miyir.
Qeexid Kale: ld miirid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miid.
Qeexid Xigta: Meel yar oo biyo qabatin leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld masaamixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld masaafir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]