Qeexid

"ld misaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaal oo kali ah:
  • Wuxuu xusey in ay iska hor-yimaadeen danaha xoogaggii gumeysiga iyo masaalixda beelihii Soomaaliyeed ee absaxan-wadaagta iyo ood-wadaagta ahayd.
  • Waxaannu ognahay in aduunku uu maanta ku dhisan yahay masaalix oo uu ku dhisan yahay “I jiid aan ku jiidee” ama waxa loo yaqaan “give and take” oo aysan dunidu ku dhisnayn waxaan rabo kaliya ayaa soconaya.