Qeexid

"eeg miskiin1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaakiin oo kali ah:
  • Dadkii masaakiinta ahaa waxaaba ku jira Saciid Binu Caamir Al-Jumaxi oo ah duqa magaalada Ximsa.
  • Mushrikiintu waxay nabigeena Suuban ku oran jireen “ Fiiri diintani waa mid danyarta iyo laangaabka loogu tala galaye”, yacni dadka masaakiinta ah iyay ula eedaan.