Qeexid

"(dii.) Dhismo inta badan qubbad ama munaarad dheer dusha ku leh oo muslimiintu Eebbe ku caabudaan."

Qeexid Xigta

(dii.) Meel kasta oo u habaysan in muslimiintu Eebbe ku caabudaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaajid oo kali ah:
  • Waxaa intaasi xigtay in jameeco weyn laga sameeyo dhul banana oo ood lagu soo wareejiyey lgana dhigo masaajid lagu tukado diintana lagu barto.
  • Waa in laraacaa qodobadaan si aan Jawaabta kore uga jawaabnaa:- 1 - Waa in la tagaa Meelaha aqoonta diriska la tahay Sida Masaajidyada, schools- ka, Jaamacadaha.