Qeexid

"ld masaafirin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaafurin oo kali ah:
  • Dhanka kale Gudomiyaha Bu’ale Ibrahim Xasan Nooleye ayaa sheegay in maamulkiisa uusan ogoleyn in halkaasi uu sii joogo C/qadir Dhaqane isla markana ay ka masaafurin doonaan, wuxuuna sheegay in digniin la siiyay.
  • Wiil Soomaali ah oo Kanada Laga Musaafurinayo Dowladda Kanada ayaa masaafurineysa wiil Soomaali ah oo isaga oo 6 jir 2001-di Kanada tagey.