Qeexid

"Fogaan, dherer; meel inta loo socdo."

Qeexid Kale

M. ah: naag lala baxay.

Qeexid Xigta

Ka fogeynta laga fogeeyo naag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masaafo oo kali ah:
  • Hase yeeshee, kubadda oo uu iska fogeeyay masaafo door ah ayaa keentay in Matheo ka horqaato.
  • Waa markii ugu horaysay wafdi noocaan oo kale ah ay booqasho ku maraan dhul masaafo dheer oo ku yaal Puntland, iyagoo maalinkii shalay socdaal ballaaran ku soo maray magaalada gaalkacyo ee gobolka mudug.