Qeexid

"(-mo, m.dh) Qof mar hore dhintay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marxuum oo kali ah:
  • Garowe Online ayaa tacsi u direysa dhamaan ehelki marxuumka annaga oo leh samir iyo imaan isagana janadii ilaah ha ka waraabiyo.
  • Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyed Gen. cabdi Qeybdiid oo tagay guriga marxuumka ayaa uga tacsiydeeyay ehaladii uu ka dhintay, waxa uuna tibaaxay in aas qaran loo sameynayo.