Qeexid

"Sida wax xaaladdii ku sugantahay."

Qeexid Kale

ld marxal (1).

Qeexid Xigta

Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marxalad oo kali ah:
  • Waxaa haatan la guda galay xilligii marxalada kala guurka, waxaa leysu diyaarinayaa in uu dalka ka dhaco doorashada madaxda ugu sareysa dowladda Soomaalida.
  • Hase yeeshee sida ay wax u dhaceen, marxaladaha ay sheekadu martay iyo halkay ku dhamaatay waxaad kaga dhergi doontaa bogaga wargeyska Haatuf oo ay sheekadani si joogto ah ugu soo bixi doonto, laga bilaabo maanta ilaa muddo bil gaadhaysa.