Qeexid

"ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan."

Qeexid Xigta

Gar; daw; jid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marxal oo kali ah:
  • Ilo wareedyo isqariyay oo la hadlay wargeyska Sharqalawsat ee kasoo baxa London ayaa sheegay in wadahadalo u bilowday burcadbadeeda iyo saraakiil ka tirsan Ruushka iyo Ukrain ay marayaan marxaladii ugu dambeysay.
  • “Waxaanu ka tashanaynaa sidii aanu mawqif midaysan oo aan wax dhibaato ah keenin uga yeellan lahayn marxaladda kala guurka iyo doorashooyinka soo socda”ayuu yidhi Axmed-Siilaanyo.