Qeexid

"marxabba fk. 1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow! marxabbaysii f.g2 ld marxabbee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marxabba oo kali ah:
  • Raggii cargaagtamay markii ay hunguriga arkeen ayaa marxabbayn iyo weeye wajiyadooda laga dareemay.
  • Wuxuu ahaa nin aamus badan, marmar kaftami jiray, xurmo iyo marxabbays badan taqwo iyo cibaado badan.