Qeexid

ld martisoorid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga martisoor oo kali ah:
  • Wáxa ay caan ku yihiin derisnimada iyo Martisoorka waxaana horay loo dhahay "Allaylahe Dad Lama Caasiyee Daris Abgaalaa Leh"
  • Caabudwaaq oo martisoorka ku wanaagsan ayaa waxay noqotay magaalo soo jiidata ganacsiga gaadiidka u kala goosha gobolada wadanka.