Qeexid

"Sooryo qof marti ah la siiyo."

Qeexid Xigta

ld martiqaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga martiqaad oo kali ah:
  • Nhlapo iyo weftigiisu, waxay booqasho uu martiqaadkeeda hore ugu fidiyay dalka Koonfur Afrika, Madaxweynaha Somaliland ay ku yimaadeen dalka maalintii Jimcihii ee ina dhaaftay.
  • Garowe Online ayaa idin soo gudbin doona magacyada xubnaha Jaaliyadaha ee lagu martiqaadey kulankaan iyo gobolada Puntland ay ka soo jeedaan wararka soo socda.