Qeexid

"(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marti oo kali ah:
  • Dadweynow dadka inyar baa is odhanaysa BIRSOL magac bay ka doonaysaa qaabilaada ardayda, ma shaqadii xukuumadad ayay qabatay oo jeebkooday nagu martiqaadeen, mise magac bay doonayaan?
  • Kooxda horyaalnimada raadinaysa ee Manchester United ayaa madax-wareer kala kulantay kulankii furitaanka oo ay dirqi kaga badisay kooxda martida ku ah ciyaaraha horyaalka ee West Brom.