Qeexid

"Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato."

Qeexid Xigta

Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marso oo kali ah:
  • Muqdisho: Waxgaradka Beesha Ceyr oo si buuxda u taageeray Dowladda Soomaaliya (7. Marso 2009 - APL) Waxgaradka Beesha Ceyr oo si buuxda u taageeray Dowladda Soomaaliya 1179.
  • Sababta loo xiray dekadda Ceel Macaan ayuu sheegay maareeyaha inay tahay iyadoo ay dhammaatay baahidii loo qabay in marso macmal ah wax lagala soo dego.