Qeexid

"eeg marsii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marsiin oo kali ah:
  • “Ciddii Amarkan jabisa waxaa la marsiin doonaa sharciga” ayuu yiri Sheekh C/llaahi oo sheegay in sidoo kale ay uga digayaan shacabku inay guryaha iyo dukaamada si qarsoodi ah ugu haystaan tobaakada iyo sigaarka marka uu waqtigan dhamaado.
  • Amarka ayaa la sheegay inuu quseeyo dhamaan dadka degmadaas, waxayna kooxdu ku hanjabtay inay sharciga marsiin doonto qofkii jabiya amarka oo noqonaya kii ugu horeeyay ee laga soo saaro Somalia.