Qeexid

"Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin."

Qeexid Kale

Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).

Qeexid Xigta

Wax kale dul marin (wax).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marsii oo kali ah:
  • Dabacan, erayadan ayaaba mar marsiiyo ugu filnaa in saxaafadda SL arrinta ka dabatagto.
  • "Ninkii hagayay Hoobiyayaashii ay ku geeriyoodeen caruur ciyaareysay oo aan waxba galabsan gacanta ayaa lagu dhigay sharciga ayaana la hor keeni doonaa goor dhow, wixii uu muteysto ayaana la marsiin doonaa," ayuu yiri Maxamed Dheere.