Qeexid

Dharka haweenka.

Qeexid Kale

Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.

Qeexid Xigta

Daliig midab leh oo maro marsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marriin oo kali ah:
  • Geedahaan waxaa looga manaafacaadsadaa siyaabo kala duduwan sida: Shidashada, alwaax ka qorashada,loox ka samaysiga, udbo ka qorashada, marriin ka samaysashada iyo waxyaala kaloo badan.
  • Geedahaan waxaa looga manaafacaadsadaa siyaabo kala duduwan sida: Shidashada, alwaax ka qorashada,loox ka samaysiga, udbo ka qorashada, marriin ka samaysashada iyo waxyaala kaloo badan.