Qeexid
marra fk. ld mar1.
marra fk. ld mar1.
m.dh.u
Qeexid: Dadka intiisa jilicsan sida carruurta, odayada iyo masaakiinta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Qur'aanka caddaddiisa (114) oo hal mar la akhriyo. ld marro (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Jilib qabiilo.
Qeexid Xigta: ld marre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
Qeexid Xigta: M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
Qeexid Kale: M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Qiimaha naagnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel gudbid.
Qeexid Xigta: Dhaarasho.
Qeexid Kale: Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
m.l
Qeexid: Dharka haweenka.
Qeexid Xigta: Daliig midab leh oo maro marsan.
Qeexid Kale: Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan. 4. ld mariimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
Qeexid Xigta: Maro daliig midab leh ku qurxin.
Qeexid Kale: Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig xooggan soohid.
Qeexid Xigta: Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Qeexid Kale: Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Naas geel maraq ku marasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin/-ryo, m.l) Gabal dhar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Waqti lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax waqtilumis ah.
Qeexid Xigta: ld mararroobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Qeexid Xigta: Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hilib wax isbeddeley noqosho.
Qeexid Xigta: Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld marasho2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la kaydsado; dhaqaale.
Qeexid Xigta: Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Qeexid Kale: Ur suyac ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld maris1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]